Category: maqaallo

VAT for WEB-01

Xeer-Nidaamiyaha Balaarinta Nidamka Canshuurta

Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Markuu arkay:

Qodobka 23-aad ee Xeer Sharci Lr. 2 ee 1984 kaas oo sheegaya in Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda awood loo siiyay inuu soo saaro Xeer-nidaamiye lagu fulinayo Sharciga Canshuurta Gadidda….

Read More
VAT for WEB-01

Maxay Canshuurta Iibku Muhiim ugu tahay Ganacsiga

Dakhli Dhalin: Canshuurta Iibku waxa ay il dhaqaale oo muhiima u tahay, waxa ay dowladda ka caawisaa Fulinta adeegyada dadweynaha sida Caafimaadka, waxbarashada iyo Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha,,,,,

Read More
VAT for WEB-01

Sidee loo hirgaliyaa Canshuurta Iibka

Canshuurta iibku waa boqolleey la saaro Qiimaha alaabta ama adeegga, Ganacsiga ayaa aruuriya Canshuurta iibka asaga oo wakiil ka ah Dowladda…

Read More