Qiimaha saafiga ah:
$0.00
Tirada guud ee qiimaha:
$0.00
Total Canshuurta:
$0.00
01
Sidee loo Xisaabiyaa Canshuuraha Iibka?
Xisaabinta Canshuuraha Iibku waxay ku saleysantahay in Qiimaha Alaabta la iibinayo la raaciyo Canshuur, Macaamiilkana loo sheego Hal lacag taasoo ah wadarta labada lacagood
02
Qiimaha Canshuuraha Iibka
Qiimaha canshurta iibka waa boqolkii 5 ama 5%.
03
Xisaabinta Canshuurah Iibka
Tusaale: Haddii Qiimaha la iibinayo Alaabtu yahay $100 qiimaha canshuurtuna yahay %5
Canshuurta Iibku waxa ay noqoneysaa: ($100 x 5) /100 = $5.
04
Xisaabi Wadarta Qiimaha Alaabta Marka Canshuurta lagu daro
Si loo xisaabiyo Wadarta Qiimaha Alaabta waxaa la isku daraa Qiimaha Canshuurta iyo Qiimaha badeecada la iibinayo