
BERI WAA
CANSHUURTA MAANTA

HORSEED U YAHAY
MUSTAQBALKA DALKEENA

WAA DIB U DHISKA
QARANKA
01
Is diiwaangalinta Dahsoon ee Ganacsiga iyo Adeecidda Canshuuraha
Marka aad diiwaan galineyso Ganacsi cusub ama aad cusbooneysiineyso Shatiga Ganacsi hore u jiray waxaa lagu soo dary oo qasab ah inaad iska Diiwaangaliso Canshuurta Iibka.
02
Si fudud isugu Xir Merchantigaaga iyo Shatiga Ganacnsiga
Ula Tag Shirkadda Bixisa merchant-ka aad isticmaaleyso Shatigaaga aad Soo cusbooneysiisay si aad u hubiso in Habkaaga Isdiiwaangalintu dhameystiranyahay. Habkaan isku xirku waa mid fududeynaya in howluhu u dhacaan qaab isku mar ah fududna oo aan macaamiilku dareemin wax culeys ah
03
Canshuurtu waa mid u goâeysa qaab Casriyeysan (Automatic ah)
Maadaama Number Canshuureedkaagu kuu diiwaangashanyahay, Dowlada waxa ay si toos ah u jarayaan canshuurta Iibka, ayaga oo sahlaya howsha shaqada iyo hablka canshuur qaadka intaba.
Awooda Iibkaga Horumarka Soomaaliya
Ganacsi kasta wuxuu ka qayb qaataa dhisidda mustaqbalka wanaagsan.
Daabacadaha Ugu Dambeeyay.
Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Markuu arkay:
Qodobka 23-aad ee Xeer Sharci Lr. 2 ee 1984 kaas oo sheegaya in Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda awood loo siiyay inuu soo saaro...
Dakhli Dhalin: Canshuurta Iibku waxa ay il dhaqaale oo muhiima u tahay, waxa ay dowladda ka caawisaa Fulinta adeegyada dadweynaha sida Caafimaadka, waxbarashada iyo Horumarinta Kaabayaasha...
Canshuurta iibku waa boqolleey la saaro Qiimaha alaabta ama adeegga, Ganacsiga ayaa aruuriya Canshuurta iibka asaga oo wakiil ka ah Dowladda...